DHAGAYSO:Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo eedaymo loo jeediyey laga difaacay & Gudoomiye sheegay in ay….

????????????????????????????????????

GAROWE(P-TIMES)- Gudoomiyaha degmada Faliidh Yaale ee gobolka Sool Saleebaan Faarax Gurxan oo waraysi siiyey Dalmar Media ayaa ka jawaabay eedaymo loo jeediyey madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash), kuwaas oo kasoo yeedhay masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada Boocame oo uu eedeeyey Axmed Karaash in uu qaab qabiil ugu xagliyey shacabka ku nool degmada Faliidh Yaale.

Gudoomiye Gurxan ayaa sidoo kale ka hadlay xaaladaha abaareed ee ka jira deegaanka iyo qorshayaasha maamulkiisa kaga aadan la shaqaynta dowladda, isagoona sheegay in wasaaraddaha Puntland qaarkood ay gaadheen deegaankaasi kuna shaqayn doono maamulka gobolka Sool.

HALKAN HOOSE KA DHAGAYSO WARAYSIGA

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.