Puntland

DAAWO:Kiiskii Caa’isha Ilyaas oo war culus kasoo kordhay & Aabaheed oo walaac ka muujiyay qaab uu u socdo

GAROWE(P-TIMES)- Ilyaas Aadan oo ah aabaha dhalay Caa’isho Ilyaas oo ahayd gabadh yar oo kufsi iyo dil loogu gaystay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug […]

Share on Facebook
Puntland

DAAWO:Shirkii Wasiirada Puntland oo laga soo saaray qodobo muhiim ah

GAROWE(P-TIMES)- Shirkii Khamiislaha ahaa ee gollaha xukuumadda Puntland oo uu shir gudoominayey madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa todobaadkan looga hadlay arimo ay kamid yihiin […]

Share on Facebook
Puntland

DEG DEG+DAAWO:Xabada oo afka ka bixin & Ciidamadii ugu badnaa ee Puntland Iyo Somaliland oo isku muuqda + Xaalada oo….

GAROWE(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno gobolka Sanaag ayaa sheegaya in ay isku muuqdaan ciidamada Puntland iyo Somaliland oo haatan isku hor fadhiya […]

Share on Facebook
Puntland

SAWIRO:Wasiirka Waxbarashada & Tacliinta Sare ee Puntland oo dugsi cusub xariga ka jaray

GAROWE(P-TIMES)- Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Puntland Mudane Abdulahi Maxamed Xasan ayaa xariga ka jaray Dugsi Hoose oo cusub kaasoo ay dhismihiisa […]

Share on Facebook
Puntland

WAR CUSUB:Gudoomiyihii Degmada & Saddex oo kale oo dhaawac ah kadib dagaal qarxay deegaanka….

GAROWE(P-TIMES)- Wararka laga helayo gobolada Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in xalay saqdhii dhexe malayshiyaad hubeysan ay hoygooda ugu tageen qoys ku sugnaa nawaaxiga tuulo […]

Share on Facebook
Puntland

BREAKING NEWS:Ciidamadii ugu badnaa, Wasiiro & Xildhibaano hada gudaha u galay degmada Hadaaftimo Iyo Xaalad dagaal oo ka taagan

BADHAN(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno gobolka Sanaag ayaa sheegaya in wafti ka kooban gollayaasha dowladda Puntland, saraakiil ciidan iyo maamulka gobolka Sanaag […]

Share on Facebook
Puntland

WAR DEG DEG AH:Ciidamadii ugu badnaa Puntland oo hada gudaha u galay Yubbe & Xabada oo afka bixin “Cabsi xoogan baa haysa Somaliland”

GAROWE(P-TIMES)- War deg deg ah oo hada naga soo gaaray degmada Yubbe ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in ciidamada Puntland ay haatan gudaha u galeen […]

Share on Facebook
Somalia

Dagaal ka dhacay furimaha hore oo sababay dhimasho & dhaawac

MUQDISHO(P-TIMES)- Dagaalkan oo gaystay khasaare dhimasho iyo dhaawac ah ayaa u dhaxeeyey ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo dhinac ah iyo ururka Al-Shabaab, waxana uu […]

Share on Facebook
Somalia

Madaxda Eritrea oo qaaday talaabo uusan ku farxin Farmaajo & Afwerk oo Hargeysa laga sugayo xili Muuse Biixi…..

JABUUTI(P-TIMES)- Kadib markii magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ay booqasho ku tageen wafti ka socda dalka Eritrea oo uu hogaaminayo wasiirka Arrimaha Dibeda dalkaasi Cismaan […]

Share on Facebook
Wararka Maanta

DAAWO:Wasiiro & Saraakiil ciidan oo gaaray furimaha dagaalka ciidamada qalabka sida oo…..

MUQDISHO(P-TIMES)- Guddigii ka koobnaa Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Soomaaliya oo uu wehliyo Abaanduulaha ciidanka xoogga dalka ayaa waxaa ay xalay kulamo xasaasi ah degmada […]

Share on Facebook
Ciyaaraha

Xiisadii ka dhalatay arinta Cristiano Ronaldo oo gaadhay meeshii ugu saraysay & Laacibiin badan oo la saftay kadib markii….

NAIROBI(P-TIMES)- Xidiga heerka caalami ee reer Germany Emre Can ayaa si weyn u amaanay saaxiibkiis kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo, isagoo dhinaca kale garab istaag […]

Share on Facebook
Wararka Maanta

Ciidamada Yuhuuda oo toogasho ku dilay nin Falastiini oo aan hubeysnayn

NAIROBI(P-TIMES)- Wasaaradda Caafimaadka ee Falastiin ayaa xaqiijiyey inay ciidamada Yuhuudda xalay toogteen nin Flaastiin oo ku sugnaa meel ku dhow magaalada Baytu-laxam ee Koonfurta daanta […]

Share on Facebook
Puntland

DAAWO:Xiisadii ka taagnayd gobolka Sanaag oo war culus kasoo kordhay & Somaliland oo dusha loo saaray wax walba oo…..

LONDON(P-TIMES)- Xili weli ay cirka isku sii shareerayaan xiisadihii ka dhashay dhaq dhaqaaqyadii ciidamada Somaliland ee gobolka Sanaag ayaa waxaa shir weyne ka dhacay dalka […]

Share on Facebook
Puntland

XASAASI:Caarre & Ciidamadiisa oo laga mamnuucay deegaano badan Iyo Xukuumadda madaxweyne Denni oo ku fashilantay xiisada ka taagan…..

GAROWE(P-TIMES)- Jabhadda uu hogaamiyo Kornayl Siciid Cawil Jaamac (Caarre) oo saldhig ciidan ku leh duleedka magaalada Qardho ee xarunta gobolka Kar Kaar ayaa awaamiir culus […]

Share on Facebook
Wararka Maanta

Nin ka tirsan kooxda naasiga cusub ee faafiyey muuqaalka dadkii lagu dilay New Zealand oo la maxkamadaynayo

NAIROBI(P-TIMES)- Muwaadin u dhashay dalka New Zealand oo kamid ah Kooxda Naasiga Cusub ayaa waxaa la soo taagay maxkamad ku taala magaalada Chrischurch ee dalkaasi […]

Share on Facebook
Somalia

Dowladda Soomaaliya oo samaysay fal farxad galiyey waalidiin badan oo Soomaaliyeed & Caruurtoodii oo…..

MUQDISHO(P-TIMES)- Dowladda Soomaaliya ayaa dalka dib ugu soo celisay dhalinyaro tahriibayaal ah, kuwaasi oo muddo ku xanibnaa dalka Liibiya. Dhalinyaradan oo gaaraya 20 Qof ayaa […]

Share on Facebook
Puntland

WAR DEG DEG AH: Xiisadii gobolka Sanaag oo qaab qabiil isku badashay & Ciidamadii Somaliland ee qabsaday Yubbe oo xaalad culus ay soo wajahday “Beelo ku biiraya dagaalka hadii aysan……

GAROWE(P-TIMES)- Wararka ka imaanaya magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ayaa sheegaya in ay cirka isku sii shareereen xiisadii ka taagnaa gobolka Sanaag, kadib markii […]

Share on Facebook
Ciyaaraha

Iska Ilow Lionel Messi & Cristiano Ronaldo Iyo Laacib hor leh oo daaqada ka saaray labadoodaba kadib markii….

NAIROBI(P-TIMES)- Waqti walba waayihiisa leh, xilli walbaana ninkiisa leh. Mushaharka ugu badan ee ciyaaryahannada la siiyo, waxa horjoogeyaal ugu ahaa caalamka Lionel Messi iyo Cristiano […]

Share on Facebook
Puntland

Barnaamij shaqo abuur loogu samaynayo dhallinyarada Jaamacadaha ka qalin jebisey oo Garoowe ka furmay

Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha dawladda Puntland oo kaashanaysa Mashruuca Tayaynta hay’ada dawladda ee CIP ayaa maanta Garoowe ka furtay barnaamij lagu ansixinayo shaqo abuur loo […]

Share on Facebook
Somalia

Wasiiro, Saraakiil ciidan & Masuul kale oo hada ka baxay Madaxtooyada Iyo Madaxweynaha oo amar ku siiyey in ay tagaan furimaha hore si ay…..

MUQDISHO(P-TIMES)- Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in madaxweynaha dowladda federaalka Somalia Maxamed C/laahi Farmaajo uu wafti heer wasiira ah u diray deegaano ka tirsan […]

Share on Facebook