Somalia

DAAWO:Gabadh Saddex Ilmood oo mataano ah ku dhashay Garowe oo bulshada codsi u dirtay

GAROWE(P-TIMES)- Shukri Maxamuud Yuusuf oo ah gabadh Saddex Ilmood oo mataano ah ku dhashay magaalada Garowe ee caasimada Puntland ayaa bulshada ku nool gudaha Garowe […]

Share on Facebook
Somalia

WAR DEG DEG AH: Taliyihii ciidamada Puntland oo hada is casilay & Xiisad dagaal oo ka taagan deegaanka….

GAROWE(P-TIMES)- Wararka ay hada helayso Puntlandtimes.com ayaa sheegaya in uu is casilay taliyihii ciidamada Daraawiishta Puntland oo maalmihii ugu dambeeyey ku sugnaa magaalada Gaalkacyo, kadib […]

Share on Facebook
Somalia

DEG DEG:Wararkii ugu dambeeyey & Kulamo xasaasi ah oo hada ka socda Madaxtooyada Puntland + Xaalad dagaal ah oo…..

BOSASO(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyey ee aan ka helayno magaalada Garowe ee caasimada Puntland ayaa sheegaya in aqalka madaxtooyada ay haatan ka socdaan kulamo iyo shirar […]

Share on Facebook
Somalia

DEG DEG+DAAWO: Madaxda Puntland oo ka hadlay duulaanka Ciidamada Somaliland ee gobolka Sanaag & Hanjabaad culus oo…..

GAROWE(P-TIMES)- Madaxda ugu saraysa dowladda Puntland ayaa si kulul uga hadlay dhaqdhaqaaqyada ciidanka Somaliland ay ka wadaan duleedka degmada Yubbe ee gobolka Sanaag iyo deegaamada […]

Share on Facebook
Somalia

Madaxweyne Deni oo daah furay arin ku cusub Puntland & Wasiiradiisa oo uu amar culus dul dhigay…..

GAROWE(P-TIMES)- Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magaalada Garowe waxa uu ka daah furay shir looga arrinsanayo dajinta qorshaha shanta sano ee xukuumadda cusub ee […]

Share on Facebook
Somalia

VIDEO-Faarax Murtiile oo Ka Hadlay Haddii Lagu Xirayo Hargaysa iyo Kana Sheekeyey Wixii uu Kala Kulmay Garoowe.

Abwaan Faarax Murtiile ayaa si adag uga hadlay warar sheegayey in xabsiga loo taxaabi doono haddii uu aado dhinaca maamulka Somaliland, wuxuuna sheegay in arrinkaasi […]

Share on Facebook
Somalia

Ciidamada Puntland & Somaliland oo hubka isku soo gurtay Iyo Xiisad culus oo…..

BADHAN(P-TIMES)- Saacadihii lasoo dhaafay waxaa deegaano ka tirsan gobolka Sanaag kusii qul qulayey ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Somaliland, kuwaas oo shalay qaybtood ay gaadheen […]

Share on Facebook
Somalia

RW Khayre oo arin xasaasi ah kawada gudaha Kismaayo & kulamo gaar gaar ah oo…..

KISMAAYO(P-TIMES)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xalay ku hoyday Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose halkaas oo uu shalay gaaray, waxaana […]

Share on Facebook
Somalia

Turkiga Oo Loogu Baaqay In Ay Dhex Dhexaadiso Somaliya Iyo Somaliland

Wasiirkii hore arimaha dibada Somaliya Ismacil Hurre Buubaa ayaa soo jeediyay in dowlada Turkiga ay dhex dhexaadiso dowlada Somaliya iyo jumhuuriyadda iskeeda isu magacaawday ee […]

Share on Facebook
Somalia

DHAGAYSO:War culus oo kasoo dhacay magaalada Laascaanood & Xaalad oo ka duwan sideedii hore kadib markii….

GAROWE(P-TIMES)- Iyadoo weli abaaro xoogan laga dareemayo deegaano badan oo kamid ah dalka ayaa waxaa hada xaalad biyo la’aan laga dareemayaa deegaano ka tirsan gobolka […]

Share on Facebook
Somalia

DHAGAYSO:Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo daah furay kulan lagaga hadlayey xaalada abaareed ee ka jirta Puntland

GAROWE(P-TIMES)- Madaxwayne ku xigeeenka Puntland Axmed Cilmi Cisman (Axmed Karaash) oo maanta kulan kaga qayb galay magaalada Garowe ee caasimada Puntland ayaa ka hadlay xaalada […]

Share on Facebook
Somalia

DHAGAYSO:Wararkii ugu dambeeyey & Deegaanadii ay qabsadeen Ciidamada Somaliland oo war cusub kasoo kordhay

GAROWE(P-TIMES)- Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya deegaanka Yubbe ee gobolka Sanaag oo maanta ay gaadheen ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Somaliland oo ku […]

Share on Facebook
Somalia

DHAGAYSO:Qaar kamid ah siyaasiyiinta Jubbaland oo si adag uga hadlay safarka Kismaayo ee RW Khayre

GAALKACYO(P-TIMES)- Maxamuud Adan Xuseen Ganey oo kamid ah siyaasiyiinta Soomaalida ee kasoo jeeda deegaanada Jubbaland ayaa ka hadlay safarkii maanta uu ku tagay magaalada Kismaayo Ra’iisal […]

Share on Facebook
Somalia

Muuse Biixi & Boqorka Imaaraadka Carabta oo kala saxiixday heshiis culus Iyo Madaxweyne Farmaajo…..

NAIROBI(P-TIMES)- Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo haatan ku sugan dalka Imaaraadka Carabta ayaa kulan la qaatay amiirka dalkaasi oo ay kawad hadleen qodobo […]

Share on Facebook
Somalia

DHAGAYSO:RW Khayre oo faah faahin ka bixiyey safarkiisii Kismaayo & Madaxweyne Axmed Madoobe oo…

KISMAAYO(P-TIMES)- Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafti balaaran oo uu hogaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Kismaayo ee xarunta […]

Share on Facebook
Somalia

Haweenay Soomaali ah oo haysatay dhalashada Canada oo kamid ah dadkii ku dhintay bur burkii diyaaradii Ethiopia

NAIROBI(P-TIMES)- Telefishinka dalka Canada ee CTV ayaa sheegay inay 18 muwaadiniin haysta dhalashadda dalkaasi inay kamid ahaayeen 157-dii qof ee ku geeriyootay diyaaradii Ethiopian Airlines ee […]

Share on Facebook
Somalia

DAAWO:Ciidamada Somaliland oo gudaha u galay deegaano hor leh, Xaalada oo cakiran & Puntland oo aan weli…..

QARDHO(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno gobolka Sanaag ayaa sheegaya in ciidamada maamulka Somaliland ay fariisimo ka samaysteen deegaamo hoosyimaada degmada Yubbe ee […]

Share on Facebook
Somalia

XASAASI:Muuse Biixi ka dhuuntay qaar kamid ah wasiiradiisii & Safarkiisii Imaaraadka oo uu ka iska reebay wasiirka wasaaradda….

HARGEYSA(P-TIMES)- Xoggo hoose oo ay heshay Puntlandtimes.com ayaa sheegaya in madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu safarkiisii Imaaraadka Carabta ugu duulay 9-kii bishani March […]

Share on Facebook
Somalia

DAAWO:Qaabka RW Khayre loogu soo dhoweeyey Kismaayo & Waa sidee jawigu?

KISMAAYO(P-TIMES)- Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ee Dowlad Goboleedka Jubbaland. Wafdiga Mudane Xasan […]

Share on Facebook
Somalia

DEG DEG:RW Xasan Cali Khayre oo Kismaayo ka degay & Soo dhoweyn balaadhan oo….

KISMAAYO(P-TIMES)- Ra’iisa Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafti uu hogaaminayo ayaa gaadhay magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG u ah maamulka Jubbaland, iyadoo […]

Share on Facebook