Cali Khalif Galeydh” Dagaal Lala Galo Somaliland Waxa Ay Taal Shacabka Khaatumo”.

Siyaasi Cali Khaliif Galeydh oo ka hadlayay halka uu ku dambeeyay wadahadaladdii Somaliland iyo maamullka Khatumo ee uu isaga hogaamiyo ayaa waxaa uu gacan haatiyay in aysan u socon sidii la rabay

Mar la weydiiyay sida ay ka yeelayaan haddii Somaliland aysan fullin hishiiskaas ayuu xusay in arintaas ay u taalo shacabka Khaatumo isaga oo yiri

” Haddii la fulin waayo ma dagaal ayaan qaadeynaa arinkaas shacabka ayay u taal haddii ay arinkaas u arkaan dan iyaga ayay u taal”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.