DAAWO: Gudoonka baarlamaanka Soomaaliya oo loo gudbiyey Mooshin ka dhan ah Xukuumadda

MUQDISHO(P-TIMES)- Guddoonka baarlamaanka Soomaaliya ayaa loo gudbiyey Mooshin ka dhan ah Wasiiradda faraha badan ee qeybta ka ah Xukuumadda Federaalka.

Xildhibaanada mooshinka gudbiyey ayaa sheegay in lagu tuntay qaar kamid ah qodobada Dastuurka oo qeexaya tiradfa Xildhibaamada ee ka mid noqonaya Golaha xukuumadda Faderaalka.

In ka badan 68% xubnaha Golaha wasiiradda ayaa ah xildhibaano qaata labo mushaar, jagadoodana ku difaacda Xildhibaanimo.

Xubnaha ayaa kulamada baarlamaa ka aan xaadirin maalmaha ay jiraan la xisaabtamka golaha Xukuumadda

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.