DAAWO: M/weynaha PL oo kudhawaaqay war ka farxiyey Shacabka G. Mudug.

DUBIA(P-TIMES)- Madaxweynaha Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni oo xalay khudbad ka jeediyey kulan uu la qaatay Jaaliyadda Puntland ee dalka Imaaraatka Carabta ayaa ka hadlay arrimaha ku saabsan dib u bilaabida dhismaha wadada xariirisa Gaalkacyo iyo Garoowe.

Madaxweynaha Puntland wuxuu sheegay in ay ka wada hadleen dib u bilaabida mashruucan, Safiirka dawladda Jarmalka u fadhiya Soomaaliya oo booqasho kutagtay Garoowe.

Mr. Deni ayaa sheegay in ay xukuumadiisa nuhiimad gooni ah u leedahay dhismaha wadadan, ayna tahay in laga shaqeeyo dibu dhiska guud ee dalka.

https://www.facebook.com/PuntlandStateHouseOfficial/videos/1552674794864411/

6 Comments

  1. Maamulka puntland. 12 sano waxa bay dhisayasn. Laa kiin waxay xorayn wayeen. Caqli xoog.plan. nockasta gabalka sool. Iyo sanaag oo hada cidan shaqa qaran ilaa xuduuda bosaso loo soo wado. Farole gaas. Cameey karash. Shacabkooda iyaga cadawga. Ugscan galiyay. Waana mid tarikhda ugalidioonta. Maamulka hargaysa. Culimada ganasigtsda. Dhalinyarada. Xisbiyada waxa rabaan inay buburiyan puntland mesha kabaxdo si iyaga Aduunka u yiraahdo. Wa dawlad cidan leh oo.geska africa wax looga waydiiyo. Buugtaa ay qaybiyaan waxa kuqoran snm hargaysa oo qabsatay tukaraq. Sool iyo sanaag. Sarakisha cidanka hargaysa. Halka ay igu yeedhaan puntland masmulka majeerteen. Tariikhxumada. Waxa is kale h. Harti. Marexan leelkase awrtable. Lama wa dagaan. Mustaqbalka. Wacayda yeelan. Dhulbahante warsangali majeerteen wixii gabayaa ayagaas qadan doona buugtaa way soo baxayaan Aduunka la dhigayaa. Est africa masmulka aan cidan lahayn besha calamka waxay uyaqan aan dad qabilaysan oo.meel degan sida puntland. Waa iga talo iska sara jegaanta hadii ragnimo idin kujirto. Ama damiir jiro. Mustaqbalka.

  2. Dadka kale iska daa waa dad sharaf leh lakin dhuuni raacnimada dad u dhashay gobolka sool weeye sababta snm ay u soo duushay

    Saas ay tahayna puntland yaryaraysi maleh ama majeerten dheh ama ha dhihin

  3. Majeerteen inay yirahdaan. Haritga anaga u badan. Boqorka darood waa majeerteen. Puntland madaxweneha. Waa anaga oo dhulbahante iyo warsangali difaaci wayaan. Soo kuma muqato inay darood jabiy aan. Kacaankii iyaga dadka tusay.oo.ku duulay laakiin. Laakin tooda inay ga been. Tariikhda xumada harti. Kudarso. Haritga iyo jegaanta waxa cidan badan oo la shacab badan oo.ka dhaqaalaha badan haritga ee ilaahay matusin awoodooda. Waxay lagu cil tami yaqaanaan. Nin darooda oo federallka shaqsI shaqo kahelay. Kudarso .waa dad aan dadkooda difaaci karin waxan hubaa. Sool isksdaye. In garoowe jegaanta qucinkaraan. Haday unahaadaan ama bosaso cidanka jegaanta gari karaan. Ogoow .majeerteen hadii leelkase waxa dhex maraan cidanka ay hayaan leelkase udiraan. Waayo cadawgooda mayaqanaan .masakinta bay kudurduruyaan. Sida xasuuqii. Leelkase. Markay. Galmudug arkaan madaxda puntland. Indha hoos udhigaan. Oo nabad ku baqaan. Laakiin leelkase kaliya bay ka adagyihiin. Hubkooda ragooda. Cidankooda waa cidan leelkase ujoogaan. Xeryaha. Dhulbahante. Iyadoo n dagaal la galin. Cidanka majeerteen umalayn maayo in besha calamka u xorayn sool .iyagana garoowe fadhistasn. Gaas baa wuxuu islahaa prof baad tahay besha calamka kulajirsan waxa lagu yiri. Hadad an cidan lahayn sool difaaca. Adebyeelo. Oo garoowe difaacda. Qabiil qabiil uma kala hiilino. Dani waa lamid. Waliba kasa cumar Maxamuud aha. La islahaa wax buu xorayn sawaba cismaan Maxamuud o dani ah iyo karash 12 sano garoowe fafhiyay. Oo waligii tagin degan dhulbahante. Shaqdis a dawladaha hoose. Tarikhumda aharti.majeerteen waa ka kow. Kudarso jegaanta ganacssde xisbi taani xildhiban. Dhalinyarada shaqa qaran dagaalka waa isaga mid. Federalaka aad tiraahdaan hoyada federaalka hawiyaha iyojegaanta idiin ma oga. Madaxwyne somaliya. La idinkidoran maayo hoyada federaalka. Aad kufantan waxay yiraahdaan aalatahay aalathay 25 musharax ee garoowe. Xagee aadeen aaway xorayntii doorashada. Markas waxa weeye. Fadhilki ssdf wali waa idin haysta. Waxad uhaystaan in somali idin rabto. Laakiin been baad isu shegtan. Muda dheer. Ee leelkase awrtable isaka ereryada.

  4. QOFKA AAD NECEB TAHAY WAA LA IS KA CESHAA LAMA CAAYO CAAYDU DUMAR KAA LAGU OGAA

    SOOL XOREYN UMA BAAHNA DAD KII UDHASHAY NABAD BEY KU JOOGAAN DAD LA HEESTO UMA EKA

    CIYAARTA MEESHA HALAGA DAAYO YAA LAGA XOREYNAYAA SOOL

    CIDII AAMIN SAN SOOL IN XOOG LAGU HEESTO HA AADO OO HAKA XOREYSO CAAAAAC DA HA JOOJISO

    WIIL DANBE OO MAJERTEEN SOOL KU WEERARI MAYO REER SOOL INTII HORE IS ENOUGH

Leave a Reply

Your email address will not be published.