DAAWO: Madaxda PL oo ku amray Garsoorka iyo Dambi baarista in ay soo dadajiyaan xukunka Kufsi-geystayaasha.

????????????????????????????????????

GAROOWE(P-TIMES)- Madaxweyne kuxigeenka dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo kulan deg deg ah la yeeshay laamaha Garsoorka iyo Dambi baarayaasha ayaa ku amray in ay dadajiyaan horgeynta cadaaladda ee dadka ku eedeysan kufsiga.

Kusimaha Madaxweynaha ayaa sheegay in ficilada Argagaxa leh ee la maqlayaa ay yihiin halis weyn, loonq baahan yahay in la qaado talaabo wanaagsan.

Mr. Karaash wuxuu balan qaaday in ay maamul ahaan deg deg u fulin doonaan go’aamada Maxkamadaha loona baahan yahay in cadaaladdu ay noqoto mida rasmiga ah.

https://www.facebook.com/1347891271958315/posts/2251656144915152/

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.