DAAWO VIDEO:Foosiya Xaaji Aadan Iyo Khadiija Maxamed Diiriye oo Weerar Ku isku Qaaday Barlamaanka Dhexdiisa

Xildhibaan Foosiya xaaji Aadan oo horay Usoo noqotay wasiirka Arimaha Debada Iyo Xildhibaan Khadiija Maxamed Diiriye Ayaa Su’alo kulul Isweydiiyey Kadib markii Barlamaanka Ka Dooday Arimaha Amniga Dalka Siduu yahay.

Foosiya Xaaji Aadan Ayaa Sheegtay Inay Siyaasada Amniga Dalka kala Qeyb san tahay,waxaana U jawaabtey Xildhibaan Khadiija Maxamed Diiriye Wasiirka Ciyaaraha Iyo Sports Ka.

Halkani Riix Video Muuqaalka

1 Comment

  1. Waxay ujoogaan reer waqooyi. Xildhibaan wasiir. Inay muqdsho qasaan way laxidhiidha an deganadooda. Idkuna diraan hawiyaha iyi daroodka mushahaarqqataan iyoga iyi sha baab waa isku dhaqan. Wayo markaad arago oo ay hadlaan dawlada somalida mucarakuyihiin.deganada sool. Iyo sanaag raali ka yihiin ina jegaanta snm qabsato kanahadlaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published.