DAAWO: Wariye ka tirsan BBC oo ka cabanaysa wicitaanada Al- Shabaab?

MUQDISHO(P-TIMES)- TIfaftiraha BBC-da qeybteeda Afrika Marry Hayper ayaa sheegtay in ay mar kasta hesho Emailada iyo wicitaanada kooxda xagjirka ah ee ka dagaalanta Soomaaliya ee Shabaab, mar kasta oo ay dhacaan weeraro iyo dilal qorsheysan oo ay kooxdaasi ka fuliso gudaha Soomaaliya.

Marry ayaa sheegtay in ay aad uga argagaxdo marka ay aragto fariin uga timi Al- Shabaab, waxayna sheegtay in ay ficiladaas yihiin kuwa muujinaya in ay kooxdan doonayso in warkoodu haddiiba caalamka gaaro.

HALKAN RIIX SI AAD U DAAWATO WARBIXINTA.

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.