DAAWO: Xogta heshiisyadii dhexmaray madaxweynaha Puntland iyo shirkadaha Fly Dubai & DP World.

GAROOWE (PUNTLANDTIMES)-Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Denni ayaa magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta kula kulmay madaxda qaar kamid ah shirkadaha ganacsiga ee dalkaasi ku sugan.

Madaxweynaha oo ay weheliyaan wasiirada duulista hawada, ganacsiga iyo dekedaha ayaa lakulmay maamulka shirkadda dekedaha ee DP World oo gacanta ku haysa dekedda magaalada Boosaaso iyo shirkadda duulimaadyada ee Fly Dubai.

DAAWO WAXYAABAHA LOOGA HADLAY

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.