DAAWO:Ciidamo kasoo goostay Somaliland oo duleedka Garowe lagu soo bandhigay & Caarre oo dagaal…..

????????????????????????????????????

GAROWE(P-TIMES)- Ciidamo ka soo goostay ciidanka Somaliland ee ku sugan gobolka Sool ayaa lagu soo dhoweeyey duleedka magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.

Ciidankaan ayaa la sheegay inay ku biiri doonaan jabhadda dulmi diidka Somaliland ee uu hogaamiyo Corneal Caarre waxaana halkaasi ka hadlay Caarre oo ku hanjabay inuu qabsan doono Somaliland.

https://youtu.be/Hi4sVF71LA8

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.