DAAWO:Duqeymo ka dhacay deegaano ka tirsan Puntland & Diyaarado dagaal oo…..

GAROWE(P-TIMES)-Wararkii ugu dambeeyey ee aanu helayno ayaa sheegaya in diyaarado aan haybtooda la aqoonsan ay duqaymo ka geysteen deegaamo katirsan bariga durugsan ee Puntland.

Duqaymahaan ayaa wararku sheegayaan inay ka dheceen inta u dhexaysa degmada Xunbays iyo deegaanka Xariiro oo dhammaantood katirsan bariga gobolka Karkaar ee Puntland.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.