DAAWO:Hargeysa oo xoolaha daadsan meel walba war culus laga soo saaray & Xildhibaano wacad ku maray in ay…..

HARGEYSA(P-TIMES)- Gollaha deegaanka ee magaalada Hargeysa oo kulan xasaasi ah ku yeeshay xarunta dowladda hoose ee Hargeysa ayaa war culus kasoo saaray xoolaha nool ee ku filiqsan suuqyada iyo wadooyinka magaalada Hargeysa, bilicda wadooyinka waa weyn iyo xaaladaha kala jira gudaha Hargeysa, waxaana masuuliyiinta dowladda hoose ee magaalada Hargeysa ay baaq u direen shacabka ku nool magaalada Hargeysa ee caasimada maamulka Somaliland.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.