DAAWO:Maamulka gobolka Nugaal oo hadda Garoowe war culus kaga dhawaaqay kana hadlay kufsigii iyo dilkii…..

GAROOWE(P-TIMES)- Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cabdisalaan Xasan Gu’jir ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay xafiiskiisa magaalada Garoowe waxa uu kaga hadlay arrimo xasaasi ah.

Mudane Gu’jir guddoomiyaha gobolka Nugaal ayaa shirkiisa jaraa’id wuxuu siweyn ugaga hadlay xaaladda guud ee gobolka Nugaal, waxyaabihii u qabsoomay mudadii uu xilka hayey iyo xog la xiriirta gabar kufsi iyo dil loogu geystey magaalada Garoowe, xaaladda abaareed ee gobolka iyo arrimo kale.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO VIDEO

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.