DEG DEG+DAAWO: Madaxweyne Farmaajo oo si adag uga hadlay shirarka Beesha Caalamka ay la yeelanayaan D. Gobaleedyada ee Nairobi?

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dadka ka soo horjeeda dawladdiisa ee ku dacweeyaa beesha Caalamka ay yihiin kuwa aan dooneyn dawladnimada Soomaaliyeed.

Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in dhaqanka in laysku dacweeyo dawladdaha Aduunka ay tahay mid lagu duminayo dawladda Faderaalka, loona baahan yahay in ay garowsadaan Shacabka Soomaalidu.

Madaxweynaha oo horey uga hadlay in laysku dacweeyo Beesha Caalamka oo taageerta Soomaaliya, ayuu sheegay in ficilada noocas ay muujinayaan in damiirkii ummadda uu dhintay.

HALKAN HOOSE KA DAAWO AMA RIIX HALKAAN

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.