DHAGAYSO:Baarlamaanka Puntland oo go’aan culus kaga dhawaaqay Garowe & Kufsiyada ka dhacaya P/land oo….

GAROWE(P-TIMES)- Guddiga joogtada ah ee golaha wakiilada dowladda Puntland oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Garoowe, ayaa isku raacay in baaritaan dhab ah lagu sameeyo kufsiga ku soo badanaya degaannada Puntland si go’aanno masiiriya looga soo saaro.

Kulanka oo uu shir-guddoominayey Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo) guddoomiyaha golaha wakiilada ayaa guddiyada qaabilsan xuquuqul-insaanka iyo caddaaladda ee Baarlamanka Puntland lagu amray in ay baaritaan dhab ah ku sameeyaan arrimaha kufsiga si go’aano looga soo saaro.

HALKAN HOOSE KA DHAGAYSO CODKA

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.