DHAGAYSO:Wasaarad kamid ah Puntland oo ka farxisay arday ka qalin jabisay jaamacadaha dalka

GAROWE(P-TIMES)- Wasaaradda arimaha gudaha Puntland ayaa maanta waxa ay tababar u furtay 18 arday oo kamid ah arday ka qalin jabiyey jaamacadaha ku yaala deegaanada Puntland, kaas oo socon doona muddo labo maalmood ah.

Ardaydani ayaa waxa ay ku baran doonaan tababarkani hababka ay uga shaqaynayaan dowladdaha hoose, waxaana warbaahinta uga warbixiyey tababarkani iyo qaabka loo soo xulay ardaydani agaasimaha guud ee wasaaradda arrimaha gudaha Puntland Maxamed Cali Nuur Jubba.

HALKAN HOOSE KA DHAGAYSO CODKA

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.