Maxuu Salaad Cali Jeelle Ka Yiri Shirkii Kooxaha Mucaaradka Ee Nairobi Ka Dhacay

Siyaasi Cali Jeelle ayaa weeraray mucaaradka Soamliya ee shalay ku kulmay Magalada Nairobi isaga oo ku eedeeyay in ay ka shaqeynayaan in dalka uu galo fowdo .

“Shirkaas waxa uu ahaa mid lagu duminayo jiritaanka dowladda waliba lagu maran habaabinayo shacabka” ayuu yiri Salaad Cali Jeelle oo saxaafadda kula hadlay Muqdusho

“Waxaan shacabka ku boorinayaa in ay u foojignaadaan kulamada noocaas ah ee kooxaha mucaraadka , waxa ay caalamka tusinayaan in dib u dhac uu ku yimid hanaankii siyaasadda dowlada waan mid aan jririn

Hadalka Jeelle ayaa imaanaya xilli kooxaha mucaaradkam ay haatan qorsheynayaan in kulan kale ku yeesheen gudaha Muqdisho kaasi oo daba socda midkii Nairibi

 

2 Comments

  1. Salaad cali jeele maxuu yahay? Wa shaqa laawe,maxay tahay titalka uu ku hadlayo? Su,lahas hala weydiyo mr. Jeele,qof kasta oo somali ah oo wax garad ah waxu fahmaya hadalka cantarka ah oo ka so yeraya salaad cali jeele maxuu so kardhin kara? Muxuse micno ah oo uu leyahay? Wa iska majajilo oo kale,waxa kaliya oo uu mujinaya in aay dirsaden qolada muqdisho taladeda ku fashilantay oo hada umuqda kuwo naf lacaari.

Leave a Reply

Your email address will not be published.