VIDEO: Axmed Karaash iyo Masuuliyiin Kale oo Garoowe war farxad leh kaga dhawaaqay kadib cajiib ah

Madaxweyne ku-xigeenka ahna ku-simaha madaxweynaha Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) oo ay weheliyeen gudoomiye ku-xigeenka barlamaanka iyo xubno katirsan golayaasha dowladda ayaa Garoowe kaga qaybgalay bandhig cajiib ah.

Madaxdii kala duwanaa ee ka qaybgalay bandhiggaasi ayaa jeediyey khudbado xasaasi ah oo ay kaga hadleen arrimo taagan gaar ahaan marxaladaha Puntland, arrimo looga baahan yahay caalamka iyo Muqdisho iyo qodobo kale.

HOOS KA DAAWO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.