Wareysi Cali Maxamed Geedi ” Qaraxyada Muqdisho Ka Dhaca Waa Kuwo Siyaasadeysan , Hal Arin Ayaana Marqaati Ka Ah”.

Ra`isul wasaarihii hore Somaliya ee Cali Maxamed Geedi ayaa ka hadlay xaaladda dalka Somaliya waxa uuna eedeyn kulul u jeediyay qaar ka mid ah siyaasiinta dalka waliba kuwo jira dowlada .

Cali Maxamed Geedi ayaa hoosta ka xariiqay in qaraxyada Muqdisho ka dhaca ay yihiin kuwo siyaasadeysan oo aysan aheyn nooca ay samaeeyeen Alshabaab

Waxa uu xusay in Alshabaab weerarada qaraxyo ay sameeyaan ay yihiin kuwo is miidaamin balse nooca haatan Muqdisho ku so kordhay ay yihiin kuwo siyaasadeysan oo dano gaar ah laga leeyahay

Dhanka kale Cali Maxamed Geddi ayaa ka hadlay banaanbaxayada qamiista la filayo In Muqdisho ka dhacaan waxa uuna ka digay in uu noqdo mid hareermarsan sharciga wadanka loona maro wadooyinka loogu talo galay ee dastuurka uu xusayo

Sidoo kale xildibaano ka tisran baarlamaanka Soamliya ayu ku eedeeyay in ay damiintaan rag loo soo qabto arimo dhanka amaannka ah waliba Alshabaab taasina ay wax u dhimeyso amaanka , hoose ka daawo wareysigaas

muqdisho

Ra'iisul wasaarihii Hore Ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi Ayaa Wareysi Uu Siiyay Universal Tv Kaga Hadlay Xaaladaha Uu Marayo Dalka Soomaaliya

Posted by Universal Somali TV on Wednesday, April 17, 2019

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.