XOG RASMI AH+DAAWO: Madaxda D/gobaleedyada oo Beesha Caalamka ka codsaday labo qodob oo xasaasi ah.

NAIROBI(P-TIMES)- Madaxda dawlad gobaleedyada Soomaaliya, sadex kamid ah oo kusugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa wada hadalo la yeeshay wakiilada caalamiga ah ee Soomaaliya, waxaana ay gudbiyeen sadex qodob oo xasaasi ah.

Madaxda dawlad gobaleedyadu waxay sheegeen in loo baahan yahay in kaalmada lagu bixiyo magaca Soomaaliyeed ay noqoto mid wada gaarta Soomaalida oo dhan, ayna tahay cidda maamuli kartaa dawlad gobaleedyada oo maamula inta badan dhulka ay joogaan dadka Soomaaliyeed.

In la sameeyo qorshe cusub oo ay damaanad-qaade ka tahay Beesha Caalamka, kaas oo dalka lagu gaarsiinayo doorasho xor iyo xalaal ah, haddii aan taas la helina uu khasaaro yahay dadaalkii iyo dhaqaalihii faraha badnaa ee lagu bixiyey Soomaaliya.

In aan looga yeerin shir ka dhici lahaa Muqdisho, balse ay arkeen oo kaliya war lasoo dhigay baraha bulshada oo aan lala soo wadaagin madaxda dawlad gobaleedyada, sidaas awgeedna aysan helinin waxba casumaad ah.

FAAHFAAHIN QODOBADAN KA DAAWO RIIX HALKAAN

3 Comments

  1. Federaalka. Hargaysa land puntland jubaland galmudug lad. Hirshabeele land waa doqomo. Raga somalida besha caalamka waxay siiso may muqdsho kuqatbsadaan hadii midwalba baryo tago cadaan. Tagaan a. Kiinya imaradka. Soo tarikh xumo maha. Rag wawayn oo qabsan wayay. Waxa ay Aduunka ka baryaan. Oo.mid ba gooni u baryo tagayo. Kacaankii dawladaha caalamka ma baryi jirin. Isagaa loogu iman jiray muqdsho. Simalida waxay Aduunka I yaqaanaan hadii mid wax la siiyo. Xataa. Kabo ma teendhooyin. Mayaqanaan .kuwaa la siiyay e xishooda. Waxay yaqaanaan in ay hadii mid wadan soo baryo. Kan kale isna aadayo carabta way layaabeen xishood darida somalida haysta. Wa kuwaas kiinya oo bada somaliya haysta ushiraya ogada somali damiir malaha. Ragooda. Hadii. Ay saas kusocota waxa iman n siyasiyinta somalida laga soo qaado in dumarka isku mid yihiin xaga hinaas ka. Iyo marba mid la sasaba. Farmaajo wuxuu wayay rag sida raga ulashaqeeya. Waxad mooday in masmulka gobe led yada. Ay yihiin kuwo arimahooda. Iyaga dhexdooda xalisankara. Oo sirta wadanka kadhigay besha caalmka. Kaalaya na dhagaysta sida. Naago nin wada qabo oo loo garnaqayo. Sidii kuwii tikreega uyeedha jiray. Oo oranjiray. Tikreega waa xal n gaalada fool xumadayada kalaya dhagasta. Spm. Ssdf snm. Wali waxay wadaan gaslooy. Adiga mooyee wax mabowinkaro.

  2. Nabar iyo naxdin are Spoilers. They tried to take Somalia back to civil strive era in 90s and early 2000s. This is time Somalis with wisdom a d member states to make sure these bunch of diaspora losers not to spoil and waste our future any more. Viva Somalia viva federal system of Somalia Thanks to people of Somalia and their friendly international community namely UAE UK Germany EU and USA

  3. Madaxweyne Farmaajo waxaa ka goan in la baabiiyo dawleedeed goboleedyada

    Waxa uu ku fekerayaa sidii siyad Bare inuu wadanka xoog ku xukumo

    Ciidankii qaranka ee kasoojeeday beelaha Haawwiye, lacagtii mushaharka ayaa laga jaray

    Waxaana ladoonayaa inlakala kaxeeyo so loomaamulo

    Kolay Farmaajo Qabyaaladi kama maqna
    Waana qalad inuu sidaas u fekero

    Maanta soomaali waxay u baahantahay nin isku wadi kara oo is aaminsan.

    Dawladeed goboleedkuna qaladbay arkaan
    Waana masuuliyiin at tahay in talada wax laga siiyo

    There is need of transparency
    Farmajo is not honest in making lasting peace in Somalia

    A) He targeted Hawiye milliltery men by cutting all there wages so he can recruit another army.
    B) He ignores and undermines the leadership reginal leader’s
    C) Farmajo has vision of leading Somalia like his Uncle Siyad Bare
    D) Farmajo has USA passport and he knows that he has a place to go back so he is collecting money so when he goes back he can live like rich man

Leave a Reply

Your email address will not be published.