BAAHIN QANDARAAS: Maamulka Dawladda Hoose ee Qardho wuxu baahinayaa Qandaraaska Labo Wado

Maamulka Dagmada Qardho ayaa Xayasiinaya Laba wado oo Laami ah taas oo laga hirgalinayo isla magaalada Qardho. Hadaba waxaa la ogaysiinayaa shirkadaha Dhismaha ee danaynaya.

Qandaraaskaas in ay ka fa’idaystaan Mashruucaas wixii Faah faahin ah ka akhriso Warqada hoos kaga muuqata

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.