Cali Khaliif Galeydh : Wadahadaladdii Khaatumo Iyo Somaliland Bur-bur Ayay Qarka U Saaran Yihiin

Siyaasi Cali Khaliif oo ah gudoomiyaha maamulka Khaatumo ayaa si cad ui sheegay in wadahaladdii maamulka Khaatumo iyo Somaliland ay qarka u saaran yihiin bur bur

Mr Galeydh ayaa carabka ku adkeeyay in aysan jirrin rajo badan oo laga qabo wadahadaladaas in ay ku dhamadaan waddo wanaagsan

” Xilligii madaxweyne Siilaanyo wadahaladda si wacan ayay ku socdeen balse haatan ma jirto sheekadaas”

Waxa uu intaas sii raaciyay ” Siilaanyo wax lug ah kuma lahaan doono bur burka wadahadaladaas waayo xilligiias waa ay wacnaayeen”

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.