Ciidamada Qalabka Sida Somaliland” Deg-deg Ayaan U Fulineynaa Xaaladdii Deg-degga Aheyd Ee Lagu Soo Rogay Sanaag”.

Taliyaashada ciimada qalabka sida ee Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in si deg deg ah u fulinayaan dhaqan gilinta xaaladda deg degga ee madaxweynaha maamulkaas Mr biixi uu ku dhawaaqay shalay ee saameynaya deegaano ka tirsan gobolka Sanaag

Taliyaha guud ee ciidamada Pooliska Somaliland Abdillahi Fadal Imaan ayaa hoosta ka xariiqay in sedexdaas bil ee xaaladda deg deg ah jirto in guud ahaan maamulka degmooyinka Ceer Gaabo , Ceel Afweyn iyo Garadag in ay gacanta ku haynayaan ciidamada qalabka sida

Dhanka kale waxa uu sheegay in lagu daba jiro meelishayaadkii dishay saraakiihii Somaliland , hadaba hoos ka daawo warbixntaas

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.