Ciidanka Amniga Oo Caawa Gacanta Ku Dhigay Nin Weerar Ka Geystay Muqdisho

Ciidamada Amniga ayaa gacanta ku soo Ruux hubeysan oo Bam ku tuuray Waaxda Taleex ee Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir sida ay sheegtay Taliye Ku-xiggeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya Sarreeye guuto Zakia Xuseen.

Sidoo kale Ciidammada waxeey ku guleysteen in ay soo qabtaan Nibkaas oo isla caawa Bam ku tuuray suuqa bakaaraha ee Degmada Howl-wadaag.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa taagan Isgoys walba ee ku yaallaa Magaalada Muqdisho,isla markaana si weyn u adkeeyay amniga Muqdisho,hayeeshee mararka qaarna waxaa ka dhaca falal amni darro

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.