DAAWO: Baarlamaanka Soomaaliya maxay ka dhaheen arrimaha Shirka Garoowe?

MUQDISHO(P-TIMES)- Xildhibaan Zakariye Xaaji Maxamuud oo katirsan baarlamaanka Soomaaliya, kana soo galay gobalada Puntland ayaa welwel ka muujiyey arrimaha guuldaradda kulankii magaalada Garoowe, isagoo sheegay in ay fashilmeen Hoggaamiyaasha Soomaalidu.

Xildhibaan Zakariye ayaa sheegay in ay ka welwelsan yihiin arrimaha hadda taagan, ayna muuqato in talaabooyinka socdaa ay noqon karaan kuwa aan la mahdin doonin.

Xildhibaanka ayaa daaha ka rogay in ay fashilmeen Madaxweynaha, Raysalwasaaraha iyo Madaxda dawlad gobaleedyada oo dhan

https://www.facebook.com/goobjoognews/videos/427324208097339/?t=2

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.