DAAWO: Madaxweynaha Puntland oo faahfaahin ka bixiyey shirkii uu la yeeshay Waare & Lafta-Gareen.

GAROOWE(P-TIMES) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo xalay wariyaasha kula hadlay magaalada Garoowe ayaa faahfaahin ka bixiyey waxyaabaha uu ku saabsanaa kulankii uu xalay la yeeshay madaxda dawlad gobaleedyada Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha ayaa sheegay in ay Puntland muhiimad gaar ah u lahayd la kulanka madaxdan oo labadaba ay ka dhaxeeyaan arrimo Ganacsi, ayna xooga saarayeen sidii iskaashigaas sare loogu qaadi lahaa.

HALKAN RIIX SI AAD UDAAWATO MUUQAALKA MADAXWEYNAHA AMA HOOS

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.