DAAWO: Miyaa La Dilayaa Raggii Dilay Caasho Ilyas Ee Ay Maxkamaddu Xukunka Ku Riday

GAALKACYO(P-TIMES)- Si weyn ayaa laysku weydiinayaa dawladda Puntland oo Maxkamadda Garoowe amartay in ay cadaaladda horgeyso kuwii ka dambeeyey dilka Caasho Ilyaas Aaden ma fulin doontaa.

Inkastoo wararku sheegayaan in Racfaan ay qaadan doonaan, haddana ilaa hadda waxaa jira warar kala duwan iyo walaac ay bulshadu qabaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.