DAAWO MUUQAAL: Axmed Madoobe Oo dacwad ka dhan ah Farmaajo & Kheyre u gudbiyey Beesha Caalamka, kuna dhawaaqay…

KISMAAYO(P-TIMES) Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo ka hadlayay SHir jaraa’id oo ay si wadajir ah u qabteen isaga iyo Safiirka dawladda UK u qaabilsan Soomaaliya oo gaaray Kismaayo, ayaa sheegay in Beesha Caalamka ay u gudbiyeen dacwad ka dhan ah dawladda Faderaalka ee Muqdisho oo uu sheegay in ay faragalin ba’an kuhayso arrimaha doorashooyinka Jubbaland.

HOOS KA DAAWO SHIRKA JARAA’ID AMA RIIX HALKAAN.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.