DAAWO MUUQAAL: Eheladii ay ka dhasheen Raggii lagu xukumay dilka ee ka dambeeyey Dilkii Caasho Ilyaas oo Afka furtay, diidayna

BURTINLE(P-TIMES)- Ehelada ay ka soo jeedaan Sadex nin oo ay Maxkamad ku heshay in ay ahaayeen dadkii ka dambeeyey dilkii, Afduubkii iyo Kufsigii foosha xumaa ee loo gaystay Caasho Ilyaas Aden ayaa diiday xukunkii Maxkamadda, waxayna sheegeen in aysan marnaba raali ka noqon doonin, Wiilashooduna aysan xaqba u laheyn in la dilo.

FAAHFAAHIN HOOS KA DAAWO

7 Comments

  1. ASC.
    Nac-Nacdaas oo kale waa waxa soomaaliya qaribay.Dadka laga sheegay in ay leeyahiin yeeli mayno in la dilo wiilashanada soo ayaguba qof miskiina ma ay dilin?Haah oo way dileen baa la yiri.Diinta Islaamkaa inoo sheegtay qofkii qof bilaash ku dila in isagana la dilo.Haddiise ay labada reer ku xaalaan Mag waa meesheeda.Hase ahaatee dambiyada loo haysto saddexdaas nin waa dambiyo ka weeyn qof xabad ku dhuftay mid ay murmeen.Ilmo saqiira baa la afduubay oo la kufsaday oo indhaha laga riday oo haddana la dilay.Calaa kulli xaal haddii ay dambiyadaasu ku cad yahiin nimankaas xaalkoodu waa dil say u dileen Caasha Ilyaas Aadam oo kale.Qabiilku haddii uu la dirirayo dawlada puntlaan waa hawl ayaga u talaa.Qabiilkaasu raali ma ka yahiin IN GABDHAHOODA LOO GALO SAY WIILASHOODU U GALEEN CAASHA Ilyaas OO KALE?

    • Puntland waxa gadaal u digay waa gabiil dowlada garab ordaya oo booto iyo car-wir daalim keena taabta leh. Daalimiinta waa in la toogto oo waliba xabsi laga buuxiyo ehelkood iyo qaraabadod si loo tuso in qabil dowlad ka xoog badnayn. 60jirka saqiirka kufsi iyo ciqaabta xun kula kacay sidee baan loo dilahayn. Waa in ayagoo nool cad-ba mar la gooyaa si ay tusaale ugu nogoto daalimiinta kale

  2. hello odeyasha walan waxa ushegayah ha is cabana odeyash hal suaal malinti aisha ilyas ladiley o la kufsanayey gama hadlin mantay marki ragi dil lagu xugumey miya kahadleysani waxa u shegayha odeyasha walan afkina qabsada ragas wa ladilah wa xaqi sharacada islam aya dhigaso qofki qof dila wa ladilah uma hilin gardin wa xanaq in ladilo hello madaxweynha putland saciid cabdulahi dani waxa u shegayh ragi marxumada aisha ilyas diley kufsinah sida u dhaqsayah badan la lotogdo madaxweynha putland saciid cabdulahi dani farintas aya u farey sida udhaqsayah badan ha lodogdo ragi diley aisha ilyas adan dirka hala gayo weka so socdo reer putland melkasta ad jogdi ragi aya aisha diley sida udhaqsayah badan ha lo dogdo mel cidlah halu dogdo intas aya hadaleyga ugu baxey reer putland odeyasha u dodayan ragi aisha ilyas adan diley odeyasha hala so xiro sida udhaqsayah badan bye intas aya hadaleyga ugu baxey bye reer puntland qeyr aya idin dhafey dhamantina melkas ad jogdi bye

  3. ASC.
    Haddii an dib u dhagaystay nimanka kor ka hadlaya oo leh waxaan u hadlaynaa nimanka dilka lagu xukumay mid way ku saaxsan yahiin.Midna 100% way ku qaldan yahiin.
    1.Tay ku saxsan yahiin waa Markhaati muslim ah in la helo.Waayo qaaliga xukunmay nimanka dilka loo hayo waxuu yiri Nairobi baan u diray dhacaankooda oo noo soo sheegtay in ayaga yahiin kuwii gabadha fuulay oo dilay.Isla markaas dhacaan uu baaray nimaan Muslim ahayn oo waliba laaluush la siin karo dil dad looma cuskan karo.Waa run oo labadeena kitaab kuma qora dhacaan nayroobi lagu baaray.Waxaan la baar-baarayo qaar badan baa been noqday oo waa la soo ogaaday.Difaaci mahayo nimankaas laakiin waxa ay reer galbeedku sheegaan in badan baa run noqo weyday.Cilmi iyo aqoon sare way jiraan laakiin waxaa lagu daraa male iyo qiyaas.Male iyo Qiyaasna dad laguma dili karo.
    2.Ragga u doodaya nimanka xiran waxay ku qaldan yahiin war gabadhii la dilay oo ay qaraabada ahaayeen nimankaas oo calaamado laga helay gurigooda oo la sheegay in la arkay markii maydkeeda laga tuurayey baabuur la yiri guriga ay dagan yahiin buu ka soo baxay yaa dilay?Soontan la yiri ma aha waxaa guriga laga helay calaamado muujinaya in Caasha gurigaas lagu dilay.

  4. asc
    horta yaa huba inay nimankaas danbigaas gaysateen balse saas caadaladu maahan ee qoloda xukunka wadata yaysan kakala tagin

  5. War nimayohow aniga sheekadu waxay igula qurux badan tahay in dowlada puntland sii deyso wiilashan cumar maxamud ee gabadhan yar ee wabeeneeye kufsaday ee hadana dilka iyo jir-dilka iyo kufsiga isugu daray , Dabadeedna hadeynu reer puntland nahay aynu daawadayaal fiican ka ahaano ciyaarta adag ee dhex mari doonta wiilasha wabeeneeye iyo ilma adeertood cumar maxamud.

  6. Arrintaan, wey fiican tahay in cadaalad la helo, Odayaasha hanjabeyna wey qaldan yihin. wey fiican tahay sidii dhaqankeenu ahaan jirey in ay dadka gabadha dhakay iyo kuwa wax geystey, in arkaan ,waana dad walaala. magna la kala qooto, iyada oo xarig edbin ah ah, kuwa dhibka geystey lagu fulinayo.

Leave a Reply

Your email address will not be published.