DAAWO MUUQAAL: Faahfaahin ku saabsan warsaxaafadeedka ay soo saareen Deni, Waare & Lafta-Gareen

GAROOWE(P-TIMES)- Madaxda dawlad gobaleedyada Puntland, Hirshabeelle & Koonfur Galbeed ayaa kulan gaar ah oo ay xalay ku yeesheen caasumada Puntland ee Garoowe, waxay soo saaren warsaxaafadeed gaar ah oo ay uga hadlayaan arrimaha siyaasaded ee Soomaaliya.

Dhinacyadu waxay aad uga hadleen qodobada ku saabsan Faderaaleynta dalka iyo sidii iskaashiga looga yeelan lahaa, waxayna xooga sareen sidii ay wadajir uga gudbi lahaayeen marxaladaha siyaasaded ee dul-hoganaya.

Ma jirin qodobadii laysku hayay oo ay soo qaadeen, taas oo ka dhigan in aysan isku mawqif ka aheyn sadexdooduba, balse Golihii Iskaashiga dawlad gobaleedyada ee horey u burburay ayey u muuqataa in uu markale dib u soo laabtay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.