DAAWO: Muuse Biixi oo markale dagaal ku dhawaaqay.

HARGEYSA(P-TIMES)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlayay shalay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in ay dagaal ka xigaan soo xadgudub uga yimaada dhinaca Soomaaliya, wuxuuna sheegay in ay qaadayaan talaabo kasta oo ay ku difaacayaan Somaliland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.