DAAWO+MUUQAAL: PL oo bilowday baaritaanada la xariira Fadeexadii mashruucii wadada Gaalkacyo & Garoowe.

BURTINLE(P-TIMES)- Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni wuxuu balan qaaday maalmihii uu ku jiray tartanka doorashada in uu dib u eegis ku sameyn doono waxyaabaha keenay Fadeexadii hareysay dibu dhiska wadada muhiimka ah ee Gaalkacyo & Garoowe.

FAAHFAAHIN RIIX HALKAAN SI AAD U DAAWATO AMA HOOS

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.