DAAWO+WARBIXIN: Maxaa Sannadkan ku cusub Imtixaanaadka Shahaadiga ee Puntland?

GAROOWE(P-TIMES) – Dawladda Puntland ayaa maanta bilowday qaadida Imtixaanka Shahaadiga ah oo ay galayaan in ka badan 15,800 Arday, sidda uu shaaciyey Madaxweynaha Puntland oo ka hadlayay magaalada Garoowe ka hor intii uusan u safrin magaalada Gaalkacyo.

Warbixinta Soo socota Wariye Maxamuud Nadiif Shire ayaa ku eegaya waxyaabaha muhiimka ah ee sannadkan ku soo biiray Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.