DAAWO+WARBIXIN: Puntland miyey dhaqaale siinaysaa M/Gobaleedyada kale,M/weyne Deni oo lasoo baxay qorshe cusub.

GAROOWE(P-TIMES)- Doorashada Puntland ka dhacday ayaa la rumeysan yahay in ay isbedel weyn ku keentay Jihada Siyaasadeed ee ay u socotay Soomaaliya, wax badana ka bedeshay, markii uu soo baxay Siciid Cabdullaahi Deni oo ah siyaasi aan qurba-joog aheyn wax badan u soo joogay Siyaasadda Soomaaliya, soona noqday Wasiirka Qorsheynta ee DF, ilaa Musharaxno Madaxweyne Soomaaliyeed.

Isbedeladaas ku yimi geedi socodka siyaasadda Soomaaliya ayaa gaaray halkii ugu sareysay, markii ay todobaad maalmood Puntland martigalisay Hoggaamiyaasha Siyaasadda Soomaalida oo dhan, ayna ugu yeertay madal wada hadal, inkastoo aan waxba ka soo bixin.

HALKAN HOOSE KA DAAWO WARBIXIN XOG BADAN XAMBAARSAN AMA RIIX HALKAAN

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.