DAAWO+WARBIXIN: Sacuudiga & Imaaraatka Carabtu Ma waxay doonayaan burburinta Iiraan, Mise burburka Dalalkooda?

RIYAD(P-TIMES)- Sadexdii maalmood ee lasoo dhaafay bogaga Hore iyo warbixinada ugu horeeya ee warbaahinta noocyadeeda kala duwan waxaa haysta arrimaha ku wajahan wadamada Sacuudi Careebiya iyo Imaaraatka Carabta oo sheeganaya in la weeraray Maraakiib ay leeyihiin, taas oo si wey loo falanqeynayo.

Mareykanku waxay dhankooda soo dhaqaajiyeen Maraakiibtooda dagaalka oo ay keeneen Saldhigyadooda ay ku leeyihiin Sacuudiga, Qadar iyo biyaha Imaaraatka Carabta, waxayna muujiyeen heegan sare oo ay ugu jiraan in lala dagaalamo Iiraan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.