M/weyne Deni oo ka hadlay shirkii fashilmay ee Garoowe & Shirkii xalay ee Waare & Lafta-Gareen?

GAROOWE(P-TIMES)- Shirkii Jaraa’id ee Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni kula hadlayay wariyaasha ayaa soo dhamaaday hadda, wuxuu aad uga hadlay oo ku dheeraday arrimaha ku wajahan shirkii fashilmay ee kusoo dhamaaday magaalada Garoowe, qodobadii laysku fahmi waayay ee burburiyey shirka iyo arrimaha ku gadaaman kulankii ugu dambeeyey ee xalay dhacay.

FAAHFAAHINTA LA SOCO MUUQAALKA RIIX HALKAAN

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.