CADEYN+AKHIRSO: Xukuumadda Soomaaliya oo raaligalin deg deg ah u soo dirtay Puntland, kuna cadeysay…

MUQDISHO(P-TIMES)- War qoraaleed ka soo baxay Xaafiiska Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre, lana rumeysan yahay in uu ka dambeeyey Raysalwasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa lagu bixiyey raaligalin ku wajahan hadaladii kasoo yeeray Goodax Barre.

1 Comment

  1. ASC.
    Muslimka dhabtu ahu waa kii qaata raali galinta runtaa.Sheekada ku saabsan wwaxbarashada puntlaan wali way fiican tahay kamana jiaan waxa la sheegayo ee afla gaadada ah.Taas macnaheedu waa anigaa CEEBOOBAY ee ila ceebooba.Reer Puntlaan waxaas iyo wax la mida oo xamar uga yimaada horay uga soo daaleen oo waxba looga qaadi waah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.