DEG DEG+DAAWO: Deni oo hadlaya, Farmaajo xaaladu ku adag tahay, Xaaf, Madoobe oo afka furtay iyo Kheyre oo qoslaya.

GAROOWE(P-TIMES) Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya sababaha keenay fashilka shirka Garoowe ayaa sii kordhaya xog badan ayaana banaanka usoo baxaysa.

Madaxweynaha Puntland ayaa galabtay wariyaasha la hadli doona, wuxuu faahfaahinaya wixii dhacay, Farmaajo ayaa caawa joogaya Garoowe isagoo kaqeybgalaya kulan Afurin ah oo loo sameynayo galabtay.

SI AAD U DAAWATO WARKAN OO FAAHFAAHSAN RIIX HALKAAN

1 Comment

  1. Puntland baa laga war sugayaa waxay ka tidhaahdo Fashilka Shirkii ay Marti gelisay.

    1.Ma Deni baa Ku wacad furay Saaxiibadii oo hoos loola hadlay,balamona loo sameeyay maamulkiisa wax tar u leh?

    2.Ma Dib ayay u dhigatay Cambaaraynta Farmaajo iyo Khayre oo waxay la mawqif tahay Madaxda ka Cadhooday Shirka ee Galmudug iyo Jubbaland?

    3.Miyaa lagaga adkaaday Siyaasada oo Saddexda Maamul ee Dawlada dhexe wadato ayaa Soo afjaray Ciyaartii oo Bareejo ayay noqotay,oo waxa meesha ka baxday Aqlabiyaddii Maamulada ee Puntland Ku gabban jirtay???????????????

    War saxaafadeedka Deni ayaa la dhawrayaa.

    Shirka Madoobe iyo Xaaf ayaa Ku farasaari gaadhay Odayga Federaalka sida wararku Sheegayaan!!!!!

    Si kastaba waxa Ku Ceebaysan inaan wax natiijo ah la gaadhin madaxdii Meesha isugu tegay oo aan wax tanaasul ah samay oo Qaarkood arimo u gaar ah Maamuladooda meesha keeneen iyo inay sii joogayaan hogaaminta maamuladooda oo muddo kordhin loo sameeyo iyo inay baxaan.

    Ugu yaraan in waxuun laysku raaco ayay ahayd.

Leave a Reply

Your email address will not be published.