Deni Oo Qorshe cusub Dagay, Goodax Barre iyo Fadeexad Imtixaanka Iyo Qorshayaal Iyo Warar Kale

Dowlada Somaliya ayaa biloowday baaritaano la xariira qaabka ay ku duseen imitixaanaadka shaahidiga ee Somaliya

Sida muuqata waxaa jira dhinacyo la tuhmayo oo ku aadan in ay suuq geeyeen imtixaanaadka inkastoo wasaaradda warfaafinta Somaliya aysan farta ku fiiqin .

Hadaba su`aasha ayaa ah sidee wasaaradda warfaafinta Somaliya ugu gudbeysaa fadaxeedaan musuq maasuq ee dhacday,Warkaas iyo warar kale ka daawo qeybta hoose

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.