Madaxweyne Biixi ” Gacan Bir Ah Ayaa Lagu Qabanayaa Siyaasi Waliba Oo Qal-qal Abuuraya”

Madaxweynaha Somaliland Muse Biixi ayaa diray farriin digniin ah xilli uu ka hadlayay kulan uu culimada Somaliland uu ugu qabtay xarunta madaxtooyada .

Kulankaas ayaa ujeedkiisa waxa uu yahay sidii dowlada iyo culimada isu xog wareysan lahaayeen iyo xoojinta wada shaqeynta labada dhinac

Biixi ayaa hadal uu ka jeediyay kulankaas waxa uu dhanka kale xusay in ay qasab tahay in gacan bir ah lagu qabto cid waliba oo qal-qal gilineysa xasiloonida xil kasta oo ay dowladda ka hayaan.

” Ma aha in sharciga dowlada kaliya uu qabto dadka dan yarta” ayuu sii raaciyay madaxweyne biixi

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.