Madaxweyne Farmaajo ” Ma Aqbali Doonno Muddo Kororsi Ay Sameeyaan Maamul Goboleedyada”.

Madaxweynaha Somaliya ayaa si adag xalay u tilmaamay in aan la aqbali doonin in hay`daha federaalka dowladda iyo kuwo goboleedyada ay sameeyaan muddo kororsi

” Ma aqbali doonno arintaas waayo waxa ay reebeysaa cawaaqib xumo” ayuu yiri madaxweyne Farmaajo oo xalay ka hadlayay xuska 76-aad guuradii ka soo wareegtay aasaaska Ururkii Dhallinyarada Soomaaliyeed ee SYL.

Dhanka kala madaxweynahya ayaa ubax dhigay taallada SYL ee magaalada Muqdisho oo lagu maamuusayo dhallinyaradii 13-ka ahaa ee aasaasay ururkii gobannimo-doonka Soomaaliyeed ee SYL.

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.