Madaxweyne Xaaf : Caabudwaaq Miyaad Weerareysaa! Madaxda D/Somaliya Ayaa Igu Jawaabay Ka Dib Hub Ka Dhan Ah Alshaab Oo Aan Weydiistay

Madaxweynaha maamulka Galmudug Mr xaaf ayaa oo jaaliyadda Galmudug kula kulmay caawa magaalda Nairobi ayaa si weyn ugu dheeraaday faah faahinta sababihii keenay bur-burkii shirkii Garoowe

Waxa u si weyn u wareeray siyaasadda dowladda Soamliya ee maamul goboleedyada gaar ahaan Galmudug

Waxa uu xusay in dowlada Somaliya diiday in maamulkiisa ka caawiyaan la dagaalanka Alshaab iyadoo hub la siinayo balse taasi badalkeedu loogu badaly in la yiraahdo ma Caabud Waaq ayaad ku weerareysaa waa sida uu hadalka uu u yiri

 

1 Comment

  1. Hadalka Xaaf waa hadal ciyaal weyn ( immense Child), Waayo wuxuu Xaaf leeyahay Madaxweyne Farmaajo baan Hubweydiistey wuxuuna iigu jawaabay ma Caabudwaaq baad ku weerareysaa.
    Hadal kaas waa mid aan wax micna ah laheyn.
    Madaxweyne Farmaajo waa masuul ka nadiif ah Dhooqada( HOLYSHIT),Xaaf iyo inta la garaadka ah ay ku faanaan waayo Qof maankiisu caafimaad qaba Dhiiqo kuma faano.
    Madaxweyne Farmaajo wuxuu leeyahay Astaamihii lagu doortay welina sifahaas buu ku taagan yahay.
    Xaaf iyo inta la garaadka ah waxaay ku taagan yihiin bililiqadii iyo dhacii iyo boobkii, qofba qofka ugu xun buu la feker yahay, tusaale waxaa kuugu filan Xaaf iyo Yalaxoow, Axmed Madoobe iyo Xaaf iyo in kale oo badan wax ku doonaya dhiiqqadii Qabyaaladda.

Leave a Reply

Your email address will not be published.