Maymun Abdi ” Luqadda Soomaaliga Darteed Ayaan Xabsi Ugu Galay Hargeysa”.

Maymun Cabdi oo ah Somali haysata dhalashada Canada oo dhawaan iyada iyo saaxibteeda lagu xeray Hargeysa ayaa haatan warbaahinta Canada u sheegtay in mudadii ay xernaayeen in jir dil iyo tacadiyo kale loogu geystay xabsiga .

Saxaafadda Canada ayay kual hadashay magaalda Toronto ee Canada waxa ayna beenisay dhanka kale eedeymihii Somaliland ee ahaa in sababta loo xeray ay aheyd iyaga oo cabayay qamri iyo maandooriyaal kale waliba ay baartinayeen balse iyada wax ay ku dooday in arimo samafal ay u joogeen Hargeysa

” Waa run waan saxiixay waraaq oraneysa in ay sax tahay in la igu qabtay cabidda qamri,warqadda waxa ay ku qorneyd far Somali anna ma aqariyo kaliya waan ku hadlaa luqadda Somaliga sidaa darteed ayaan xabsiga ugu jirnay waayo ma fahmin nuxurka qoraalka” ayay tiri Maymun Abdi

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.