Wareysi Faysal Cali Waraabe ” Haddii Farmaajo Somaliya Laga Qaban Dagaal Sokooye Ayaa Dhacaya”.

Gudoomiyaha xisbiga UCID ee Faysal Cali Waraabe ayaa ku eedeeyay madaxda dowlada Somaliya in ay doonayaan in ay meesha ka saaraan shirkadihii dulimaadka xujeyda Somaliyeed

Mr Waraabe oo u waramayay Horn Cable Tv ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Somaliya ee Framaajo in uu naas nuujinayo shirkado gaar ah oo uu dano gaar ah ku wato uuna doonayo in meesha laga saaro Daallo iyo Jubba sida uu hadalka u dhigay hogaamiyahaan mucaraadka Somaliland .

Dhanka kale waxa uu weerararay madaxweyne Farmaajo isaga oo yiri ” Haddii Somaliya aan laag qaban Farmaajo waxa uu dalkaas galayaa dagaalo sokooye”.

1 Comment

  1. Faysal Cali Waraabe, sidaas kuma heleysid.
    Waxaad wax ku dooneysaa qabtaalad, sidii aad tiriba markii doorashada lagaaga badiyey waxaad aniga qabiilkeyga ayaa codka I siiyey. Waa wax lala yaabo caqliga Faysal.
    Somalia is a one Nation.
    No more recognise SNM as state.
    Who killed you, you killed somali people, and still you are Rebellion.

Leave a Reply

Your email address will not be published.