Xildibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Xalay Xabsiga La Dhigay

Ciidamada Booliska Somaliland ayaa xalay xabsiga u taxaabay xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool, oo ka tirsan golaha wakiillada Somaliland.

Dhakool ayaa shalay sheegay in maalinta 18 May aanay ahayn maalin Qaran balse ay leedahay beesha dhexe ee Somaliland,wazxaana lagu eedeeyay in uu dafiray sida ay hadalka u dhigeen masiirka ummadda Somaliland ee xornimo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.