XOG+DAAWO: PUNTLANDTIMES, oo Ogaatay Xog la yaab leh, Yaa leh go`aamada DF Soomaaliya?

MUQDISHO(P-TIMES)- Warsidaha Puntlandtimes.com wuxuu ogaaday in maalmihii ay socdeen wada hadaladii fashilmay ee Hoggaamiyaasha Soomaalidu ku yeesheen magaalada Garoowe ee Puntland in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ogolaaday in la dhiso madasha Qaran oo ay ku mideysan yihiin madaxda dawlad gobaleedyada iyo dawladda Faderaalka, shaqooyinkedana ay ka mid yihiin jaan-goynta arrimaha Siyaasadda iyo doorashooyinka Qaranka.

Xogta Warsiduhu helay waxay daaha ka rogeysay in ay marar badan arrimahan kulanka dhexdiisa isku aragti ka noqon waayeen Wasiirka koowaad ee Xukuumadda Xasan Cali Kheyre iyo Madaxweyne Farmaajo.

XOGTAN OO MUUQAAL AH HOOS KA DAAWO AMA RIIX HALKAAN

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.