DAAWO: DF Soomaaliya maxay uga jawaabtay talaabada Kenya ee ay Somaliland Xaafiiska Siyaasadeed uga furanayso?

NAIROBI(P-TIMES)  – Dawladda Soomaaliya, ayaa markii ugu horeysay ka hadashay talaabooyinka ay Kenya ku doonayso in ay xaafiis siyaasadeed uga furato maamulka Somaliland iyo faragalin ay arrimah gudaha kuhayso.

HALKAN KA DAAWO JAWAABTA SOOMAALIYA

Wasiirka Arrimaha dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo wareysi siiyey mid kamid ah warbaahinta ugu afka dheer ee Kenya, ayaa sheegay in ay horey labada dal arrintan heshiis uga gaareen oo ay Kenya u ogolaadeen Qunsuliyada Hargeysa, laakiin taas bedelkeedana Soomaalidu qunsuliyad ka furan doonto magaalada Mombasa.

 

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.