DAAWO: Wararkii ugu dambeeyay Xaaladda Gobolka Sanaag & Taliyaha Ciidanka P/land oo war culus soo saaray

Taliyaha Booliska Maamulka Puntland ayaa si faah faahsan kaga hadlay ammaanka guud ee deegaanada Puntland,wuxuuna sheegay in ammaanka Puntland uu yahay mid la isku haleyn karo islamarkaana sugan.

Sidoo kale, Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland ayaa Hay’adaha amniga ugu baaqay iney sii adkeeyaan amniga inta lagu guda jiro maalmaha ciida ee dadweynaha ay buux dhaafinayaan goobaha la isugu yimaado.

Magaalada Boosaaso ayuu si aad ah kaga hadlay dilalkii ugu dambeeyay ee ka dhacay,isagoona faray ciidanka Booliska iney tallaabo ay kaga hortagayaan falalka amni daro ay qaadaan.

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.