DAAWO+TAXANE: Maxaad ka og tahay Shirqoolada Sirdoonka Ruushka ee kafuliyaan Caalamka oo dhan?

MOSCOW(P-TIMES)- Dal-weynaha Ruushka ayaa leh mid kamid ah Shabakadaha Sirdoon ee ugu khatarsan caalamka, waxayna fuliyaan dhagaro iyo shirqoolo halis badan oo saameyn ba’an ku reeba dunida oo dhan.

HALKAN RIIX SI AAD U DAAWATO QEYBTA KOOWAAD

Sirdoonka Ruushka ee loo yaqaano KGB-da waa mid kamid ah sirdoonada ugu faca-weyn ee caalamka aan kunoolnahay, waxaana saameyn balaaran ay ku leeyihiin howlaha Sirdoon ee kasocda dunida.

HALKAN RIIX SI AAD U DAAWATO QEYBTA KOOWAAD

TAXANAHA Shirqoolada Ruushka ee dunida dacaladeeda ay ka geysteen, waxaad kala socon kartaa dagalka aan ku leenahay Barta Youtube-ka ee PUNTLANDTIMES, waxaana Warbixinadaas ku jira kuwa la xariira Soomaaliya.

HALKAN RIIX SI AAD U DAAWATO QEYBTA KOOWAAD

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.